Turkiga oo shir ay Soomaaliya qeyb ka tahay ku qabanaya dalka Jabuuti
ANKARA (SMN) – Shirka saddexaad ee Turkiga iyo Afrika ayaa lagu qaban doonaa dalka Jabuuti 2-da iyo 3-da Nov, sida ay ilo-wareedyo diblomaasiyadeed oo Turki ah u sheegeen warbaahinta. Wasiirka arrimaha dibadda Hakan Fidan ayaa Turkiga ku matali doona …